Shaxda rasmiga ah ee ay Manchester United kala hortagayso Kooxda AZ Alkmaar caawa ee Europa League oo la shaaciyey

(Manchester) 03 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah oo ay kooxda Manchester United kala hortagayso caawa naadiga AZ Alkmaar ee Europa League.

Macallin Ole ayaa kabtankiisa kulanka caawa ka dhigay goolhaye David De Gea, waxaana sidoo kale weerarka kooxda Man Utd hoggaaminaysa James iyo Greenwood.

Safka hore ee Man United: De Gea; Dalot, Lindelof, Rojo, Williams; Matic, Fred; Gomes, Mata, James; Greenwood.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close