Caawintiisa Falastiin, Dhiiga uu shubo sanad kasta, Ballon D’or-kiisii uu iibiyay & 18 sababood oo uu Cristiano Ronaldo ku yahay xiddiga ugu naxariista badan Adduunka

(Turin) 03 Okt 2019. Cristiano Ronadlo ayaa lagu xantaa inuu yahay xiddig inta badan kaligiis noole ah, isla markaana la ciyaara taageerayaasha iyo tarabuunka, balse waxaa jira dhacdooyin badan oo uu sameeyay, taas oo ka dhigeysa xiddiga reer Portugal laacibka ugu naxariista badan kubadda cagta caalamka.

Warbxiintaan oo aad u xiiso badan waxa aynu ku soo gudbin doonnaa xogo badan oo layaab leh oo ku qarsan nolosha CR7, sida sababta ka dambeysa caawinta uu siiyo Falastiin, dhiigiisa oo uu isbitaallada geeyo sanad kasta, mid ka mid ah abaal-mirinnadiisa Ballon D’or  oo uu iibiyay si lacagtaasi uu ugu bixiyo sama-fal iyo 18 dhacdo oo cajiib ah oo uu CR7 ku yahay xigga ugu naxariista badan Adduunka.

Haddaba waxaa warbixintaan idiin soo jeedinaya Haaruun Yuusuf Khasaaro ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close