Day: October 3, 2019
-
England
Arsenal oo xasuuq ba’an ugu geysatay kooxda Standard Liege Garoonkeeda Emirates… + SAWIRRO
(London) 03 Oct 2019. Kooxda Arsenal oo ku xasuuqday naadiga Standard Liege Emirates Stadium, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, kulan…
Read More » -
England
Kooxaha AZ Alkmaar iyo Manchester United oo barbaro ku kala baxay… + SAWIRRO
(Yurub) 03 Oct 2019. Kooxaha AZ Alkmaaray iyo Manchester United ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Cars Jeans, kaddib markii ay ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Caawintiisa Falastiin, Dhiiga uu shubo sanad kasta, Ballon D’or-kiisii uu iibiyay & 18 sababood oo uu Cristiano Ronaldo ku yahay xiddiga ugu naxariista badan Adduunka
(Turin) 03 Okt 2019. Cristiano Ronadlo ayaa lagu xantaa inuu yahay xiddig inta badan kaligiis noole ah, isla markaana la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Standard Liege ee Europa League oo la shaaciyey… (Bellerín oo caawa kabtan u ah Gunners)
(London) 03 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal…
Read More » -
Italy
RASMI: Claudio Marchisio oo maanta ka fariistay ciyaarista kubadda cagta
(Yurub) 03 Okt 2019. Ciyaaryahankii weynaa ee Juventus, Claudio Marchisio ayaa maanta ku dhawaaqay inuu isaga fariistay gabagi ahaanba ciyaaraha…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee ay Manchester United kala hortagayso Kooxda AZ Alkmaar caawa ee Europa League oo la shaaciyey
(Manchester) 03 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah oo ay kooxda Manchester United kala hortagayso caawa naadiga AZ…
Read More » -
England
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka England ee isreeb-reebka Euro 2020 oo la shaaciyey… (Dele Alli & Jesse Lingard oo laga tagay)
(England) 03 Okt 2019. Xiddigaha khadka dhexe ee Dele Alli iyo Jesse Lingard ayaa laga tagay oo ka maqan shaxda…
Read More » -
England
Goorta iyo Goobta lagu ciyaarayo kulanka Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee Carabao Cup oo la shaaciyey
(England) 03 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa shaaca ka qaaday xilliga la ciyaari doono kulankan adag…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah kooxaha waa weyn ee Premier League oo ku tartamaya saxiixa xiddiga Real Madrid ee Martin Odegaard
(England) 03 Okt 2019. Ciyaaryahan Martin Odegaard ayaa bandhigiisa uu noqday mid aad u heer sarreeya taasoo keentay inay saxiixiisa…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay afarta xiddig ee ku tarami doona laacibka isbuuca ee Champions League & Serge Gnabry oo hoggaaminaya
(Yurub) 03 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday afarta ciyaaryahan ee isugu soo…
Read More »