Day: October 2, 2019
-
Champ' League
Kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo guulo gaaray & guud ahaan natoojooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray Champions League… + SAWIRRO
(Yurub) 02 Oct 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka…
Read More » -
Champ' League
Barcelona oo ku garaacday kooxda Inter Milan garoonkeeda Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 02 Oct 2019. Kooxda kubaddac cagta Barcelona ayaa guul muhiim ah kaga gaartay naadiga Inter Milan garoonka Camp Nou, kaddib…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions League
(Lille) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Lille iyo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Liverpool iyo Salzburg ee tartanka Champions League
(Liverpool) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Barcelona iyo Inter ee tartanka Champions League
(Catalonia) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
RASMI: Mahrez oo ka mid ah saddexda ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta xiddiga ugu fiican Man City bisha September
(Manchester) 02 Oct 2019. Manchester City ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah iyo dhamaan boggageeda baraha bulshada sida Twitter-ka iyo Facebook,…
Read More » -
Champ' League
Miyuu Messi soo barbareyn doonaa Rikoorrka Cristiano Ronaldo kulanka caawa ee Inter Milan??
(Catalonia) 02 Oct 2019. Shaqo gaar ah ayaa sugeysa kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi haddii uu ka qey bqaato kulanka…
Read More » -
England
Ferdinand oo mar kale ka codsaday Harry Kane inuu ka tago Tottenham, si uu ugu biiro…
(London) 02 Okt 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England ee Rio Ferdinand ayaa markale kula taliyay weeraryahnaka ay…
Read More » -
England
Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo ku dhawaaqay liiska 21-ka xiddig ee Man United oo uu ula safray dalka Holland kulanka Europa League & Paul Pogba oo maqan
(Manchester) 02 Okt 2019. Macallinka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay liiska 21-ka ciyaaryahan…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Barcelona oo kulanka caawa ee Champions League si gaar ah u daawan doonta saddex xiddig oo ka tirsan Inter Milan
(Barcelona) 02 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay si gaar ah u daawanayso saddex xiddig…
Read More »