Month: October 2019
-
England
Taageerayaasha Arsenal oo xushay xiddiga ay u arkaan inuu u qalmo inuu noqdo kabtanka joogtada ah ee kooxda
(London) 31 Okt 2019. Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa wxay xalay u aheyd habeen niyadjab ah, kaddib markii ay isaga soo hareen…
Read More » -
England
Sergio Agüero oo shaaca ka qaaday go’aankii ugu fiicnaa ee abid uu qaatay xirfadiisa kubadda cagta
(Manchester) 31 Okt 2019. Weeraryahanka reer Argantina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Agüero ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Liiska xulka qaranka Argentina ee wajahaya Brazil oo lagu dhawaaqay… (Miyuu soo laabtay Lionel Messi?)
(Argantina) 31 Okt 2019. Liiska xulka qaranka Argentina ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, kuwaasoo ka qeyb galaya kulammada soo socda ee…
Read More » -
England
Xiddigaha isugu soo haray abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October kooxda Man United oo la shaaciyay
(Manchester) 31 Okt 2019. Manchester United ayaa ku dhawaaqday saddexda xiddig ee ku tartamaysa abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October ee…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay xaalada dhaawacyo ee xiddigaha Rashford iyo Maguire, kahor kulanka Bournemouth
(Yurub) 31 Okt 2019. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in labada xiddig ee Marcus Rashford…
Read More » -
England
Waa tee kooxda kaliya ee aan weli la garaacin xilli ciyaareedkan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub?
(Yurub) 31 Okt 2019. Marka dib u eegis lagu sameeyey guud ahaan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub…
Read More » -
Spain
Gerard Pique oo shaaca ka qaaday magacyada qaar ka mid ah xiddigaha Real Madrid uu si weyn u qadariyo
(Barcelona) 31 Okt 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa wuxuu ku adkeystay inuu si wanaagsan ula dhaqmo qaar ka…
Read More » -
England
“Shkodran Mustafi uma qalmo inuu ka ciyaaro Premier League” – Jamie Carragher
(England) 31 Okt 2019. Halyeeyga xulka qaranka England iyo kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa wuxuu dhaleeceen xoogan u jeediyay daafaca…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo goolkii uu xalay dhaliyay Marcus Rashford la bar-bardhigay Cristiano Ronaldo
(Manchester) 31 Okt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay…
Read More » -
England
Koulibaly oo tilmaamay xiddiga uu u arko inuu u qalmo ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or 2019
(Napoli) 31 Okt 2019. Daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly ayaa sheegay inuu ku faanayo inuu qeyb ka noqdo liiska musharixiinta ku…
Read More »