WARBIXIN: Shanta sababood oo uu Lionel Messi markiisii lixaad ku qaadi karo abaal-marinta Ballon D’or 2019

(Barcelona) 30 Sebt 2019. Lionel Messi  ayaa iminka loo arkaa inuu yahay xiddig ku sii dhowaanaya ku guuleysiga abaal-marinta xiddiga ugu wanaagsan adduunka ee Ballon D’or 2019 kaddib bandhigiisii kal ciyaareedkii hore uu ka sameeyay kubadda  cagta.

Waxaa markale Lionel Messi la tartami doona sida la filaayo Virgil van Dijk iyo Cristiano Ronaldo kuwaas oo xilli ciyaareedkii hore soo qabtay shaqo aad u wanaagsan, balse waxaa hubaal ah in mid walba uu leeyahay qiimayn gooni ah oo uu ku hanan karo abaal-marintan.

Yeelkeede, waxa aynu muuqaalkan ku eegi doonnaa shanta sababood ee uu Lionel Messi ugu guuleysan karo abaal-marinta kubadda dahabka ah ee Ballon D’or  2019 iyo sida uu ku noqon doono xiddiga ugu badan ee ku guuleysta abaal-marintan caalamiga ah, waxaana warbixintaan soo jeedinaya Shaafici Shaafinho ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close