Haantii qashinka ee lagu riday 2005, sababta uu Eeygiisa ugu bixiyey Drogba, Naynaastiisa & Warbixin koobeysa 15-kii sano ee uu Jose Mourinho heystay Yurub

(Yurub) 29 Sebt 2019. Macallinkii hore ee Kooxaha FC Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid  iyo Manchester United, Jose Mourinho ayaa ka soo muuqday muuqaal xayeysiin ah, kaasoo dhaliyey hadal hayn badan.

Muuqaalkan waxa uu Jose Mourinho ku soo koobay dhammaan dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee uu sameeyey 15-kii sano ee uu ahaa hadalheynta qaaradda Yurub dhanka macallimiinta.

Warbixintan waxaan ku eegi doonnaa sababtii ka dambeysay haantii qashinka ee lagu riday sanadkii 2005, aflagaadadii iyo dagaalkii uu la galay macallin Arsene Wenger, sababta uu Eeygiisa ugu bixiyey Drogba iyo sharraxaan aan ka bixin doonno muuqaalka xayeystiinta ah ee uu sameeyey macallinka reer Portugal.

VIDEO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close