Day: September 29, 2019
-
England
Tababare Solskjær oo hoosta ka xariiqay muhiimadda ay u leedahay haddii ay ka adkaadaan Arsenal kulanka habeen danbe
(Manchester) 29 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay kulanka u dhexeeya kooxaha Red Devils…
Read More » -
England
Wakiilka Victor Lindelof oo xaqiijiyay in Barcelona ay dalabyo u dirtay kooxda Manchester United
(Manchester) 29 Sebt 2019. Wakiilka daafaca reer Sweden iyo kooxda Manchester United ee Victor Lindelöf ayaa xaqiijiyay in Barcelona ay dalabyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Haantii qashinka ee lagu riday 2005, sababta uu Eeygiisa ugu bixiyey Drogba, Naynaastiisa & Warbixin koobeysa 15-kii sano ee uu Jose Mourinho heystay Yurub
(Yurub) 29 Sebt 2019. Macallinkii hore ee Kooxaha FC Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid iyo Manchester United, Jose Mourinho…
Read More » -
England
Xiddigaha Kooxda Arsenal oo dhoolla-caddeynaya xilli ay ku guda jiraan tababarkooda ay isugu diyaarinayaan kulanka Man United … + SAWIRRO
(Manchester) 29 Sebt 2019. Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League habeen dambe isku qaban…
Read More » -
England
Liverpool oo Wadnaha farta ku haysa xilli Tababare Klopp uu ka tagi karo Anfield & halka uu ku sii jeedo
(Liverpool) 29 Sebt 2019. Maamulka iyo Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa Wadnaha farta ku haysa waxaana ay ka cabsi…
Read More » -
Horyaallada
Burcad hubeysan oo halis geliyey qoyska laacib ka tirsan Real Madrid, dhacna u geystay Gurigiisa intii lagu guda jiray kulankii xalay ee Madrid Derby
(Madrid) 29 Sebt 2019. Burcad hubeysan ayaa la soo warinayaa inay halis geliyeen qoyska laacib ka tirsan kooxda Real Madrid,…
Read More » -
England
Alexis Sanchez iyo Chris Smalling waa sidee xiriirka ay WhatsApp-ka kula leeyihiin xiddigaha kooxda Man United tan iyo markii ay ka tageen Old Trafford?
(Manchester) 29 Sebt 2019. Alexis Sanchez iyo Chris Smalling ayaa go’aanno kala duwan ka qaatay qorlka Whatsapp-ka ee ay ku…
Read More » -
England
Safafka ay ku soo geli karaan Kooxaha Man United iyo Arsenal kulanka habeen dambe ka dhici doona garoonka Old Trafford
(Manchester) 29 Sebt 2019. Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League habeen dambe isku qaban…
Read More » -
England
Koox ka dheesha heerka saddexaad ee Ingiriiska oo ku faantay inay ka fiican tahay Man United iyadoo adeegsanaysa barteeda Twitter-ka!
(Manchester) 29 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa isbuucii hore waxa ay barbaro garoonkeeda Old Trafford kula gashay…
Read More » -
Horyaallada
Macallin Diego Simeone oo maqlay aflagaadadii uu Sergio Ramos u geystay calanwadaha kulankii xalay ee Madrid Debry & Kabtanka Los Blancos oo la ganaaxi karo
(Madrid) 29 Sebt 2019. Kulankii xalay Madrid Derby ee ka dhacay garoonka Wanda Metropolitano kaasoo ku dhammaaday barbaro goolal la’aan…
Read More »