Shaxda rasmiga ah kulanka adag Madrid Derby ee kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid

(Madrid) 28 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid, kulanka adag Madrid Derby goor dhow soo gali doona ee horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid:

Atletico Madrid XI:

Real Madrid XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close