Day: September 28, 2019
-
Spain
Kooxaha Atlético Madrid iyo Real Madrid oo dhibcaha ku qeybsaday Madrid Derby …+SAWIRRO
(Madrid) 28 Sebt 2019. Kooxaha Atlético Madrid iyo Real Madrid ayaa dhibcaha ku qeybsaday kulankii adkaa Madrid Derby ee ka dhacay…
Read More » -
Ameerika
NAXDIN: Waxa uu iska dhaliyey gool kulan Koobka Adduunka ah, kaddibna waa la dilay, qisada murugada leh ee ruxday kubadda cagta
(World) 28 Sebt 2019. Maalinkii labaad ee bisha July ee sanadkii 1994-kii waxa ay u ahayd maalin mugdi u ah …
Read More » -
England
Manchester City oo ku soo garaacday kooxda Everton garoonka Goodison Park…+SAWIRRO
(London) 28 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta ee Machester City ayaa guul weyn oo muhiim ah kaga soo gaartay kooxda Everton…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Madrid Derby ee kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid
(Madrid) 28 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid…
Read More » -
Spain
Barcelona oo guul ka soo gaartay kooxda Getafe oo ay booqatay…+SAWIRRO
(Spain) 28 Sebt 2019. Barcelona ayaa saddexda dhibcood kaga soo qaadatay kooxda Getafe oo ay ku booqatay garoonka Coliseum Alfonso Perez,…
Read More » -
England
Chelsea oo guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Brighton & Hove Albion Stamford Bridge …+SAWIRRO
(London) 28 Sebt 2019. Chelsea ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Brighton & Hove Albion Stamford Bridge, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Everton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League
(London) 28 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Everton iyo…
Read More » -
Italy
Juventus oo saddexda dhibcood ka qaadatay kooxda SPAL xilli Ronaldo uu shabaqa gaaray…+SAWIRRO
(Turino) 28 Sebt 2019. Juventus ayaa saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda SPAL garoonka Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulan…
Read More » -
England
Liverpool oo guul dirqi ah ka soo gaartay kooxda Sheffield United oo ay booqatay…+SAWIRRO
(England) 28 Sebt 2019. Liverpool oo guul dirqi ah ka soo gaartay kooxda Sheffield United garoonkeeda Anthony Taylor, kaddib markii…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Getafe iyo Barcelona ee horyaalka La Liga
(Spain) 28 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Getafe iyo…
Read More »