Day: September 27, 2019
-
Spain
Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Getafe… (Afar ciyaaryahan uu Messi qeyb ka yahay oo liiskan ka maqan)
(Barcelona) 27 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska 19-ka xiddig uu ula safrayo naadiga Getafe…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka hadlay dhaawaca Lionel Messi iyo maqnaanshihiisa Kooxda Barcelona
(Barcelona) 27 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ka hadlay dhaawaca soo gaaray Lionel Messi intii lagu guda…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo ka hadlay kulanka la wada sugayo ee Madrid Derby
(Madrid) 27 Sebt 2019.Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax wal-wal ah ka qabin guuldaradii…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka warbixiyay xaaladda dhaawac ee xiddigaha kooxdiisa kahor kulanka Arsenal
(Manchester) 27 Sebt 2019. Macalinka reer Norway iyo kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wuxuu shaaca ka qaaday horumaradii…
Read More » -
Italy
Gonzalo Higuain oo dhiirigeliyay Cristiano Ronaldo kahor kulanka soo socda ee kooxda Juventus
(Turin) 27 Sebt 2019. Waxaan dhihi karnaa in Cristiano Ronaldo uu yahay mid ka mid ah ciyaartooyda ugu fiican adduunka waqtigan…
Read More » -
England
Tababare Unai Emery oo ku dhawaaqay kabtanka joogtada ah ee kooxda Arsenal
(London) 27 Sebt 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Unai Emery ayaa ku dhawaaqay maanta oo jimco ah kabtanka cusub…
Read More » -
Spain
Eden Hazard oo farriin diray ka hor kulankiisa ugu horreeya ee Madrid Derby
(Madrid) 27 Sebt 2019. Eden Hazard ayaa ka hadlay kulanka adag ee Madrid Derby ee dhex mari doono labada kooxood ka…
Read More » -
Spain
Miyuu qeyb ka noqon doonaa Lionel Messi kulanka El Clásico, kaddib dhaawacii soo gaaray??
(Barcelona) 27 Sebt 2019. Sida ay saxaafada Spain sheegtay xiddiga reer Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa garoomada…
Read More » -
England
De Gea oo shaaca ka qaaday horyaalka uu u arko inuu yahay kan ugu fiican adduunka
(Manchester) 27 Sebt 2019. Goolhayaha kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Spain ee David de Gea ayaa shaaca ka qaaday…
Read More » -
Spain
Zidane oo war fiican ka helay tababarka Real Madrid, kahor kulanka adag ee Madrid Derby
(Madrid) 27 Sebt 2019. Tababaraha reer France ee Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku helay tababarka kooxda Real Madrid shalay oo…
Read More »