Wax ka ogoow nolosha 10-ka  xidig ugu caansan kubadda cagta oo nolol faqri ah ku soo koray…(Cristiano, Modric ,Suarez Iyo Kuwa Kale oo qeyb ka ah)

(Yurub) 25 Sebt 2019. Qaar ka mid ah xidigaha kubadda acgata ugu caansan ayaa loo arkaa inay yihiin kuwa taajirnimadooda iminka kahor ay ahaayeen kuwa faqri ah isla markaana nolol adag ku soo koray ,

Xidigaha aynu warbixintan kusoo qadan doono waxa ka mid ah Xidiga Shanta jeer ku guuleystay abaal-marinta xiidga adduunka ee Cristiano Ronaldo iyo xidigo kale oo saameyn ku leh kubada cagta sida Luis Suarez, Luka Modric iyo magacyo kale oo aad la yabi doonto sida ay u ahayeen kuwa sabool ah qaar kood ayaa cuntada ay cunaan weyn jiray.

Warbixintaan oo aad u xiso badan kana hadleysa 10 xidig oo sabool ahaa kahor inta aysan soo galin kubadda cagta balse iminka tajiriin ah, ka daawo muqalka hoose adiga oo eegaya xiddiga kooxdaada ugu jira.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close