Shaxda rasmiga ah ee kulanka caawa horyaalka La Liga ee Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna oo lagu dhawaaqay

(Madrid) 25 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga.

Los Blancos ayaa safkeeda hore ku soo bilowday saddexda xiddig ee Lucas Vazquez, Vinicius iyo Jovic.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood ay garoonka ku soo bilaabeen kulankan:-

Real Madrid XI: Areola; Odriozola, Militao, Ramos, Nacho; Kroos, Valverde, Casemiro; Lucas Vazquez, Vinicius, Jovic.

Osasuna XI: Ruben; Lillo, Raul Navas, Roncaglia, Estupinan; Moncayola, Merida, Robert Ibanez, Ruben Garcia, Brandon; Cardona.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close