Safafka rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea, Liverpool iyo Man United kulammada caawa ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey

(England) 25 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea, Liverpool iyo Manchester United kulammada ay ciyaarayaan caawa tartanka Carabao Cup.

The Blues ayaa garoonkeeda ku soo dhoweynaysa Grimsby Town, Liverpool ayaa dhankeeda u safreysa kooxda MK Dons, halka naadiga Manchester United ay garoonkeeda Old Trafford ku qaabilayso Naadiga Rochdale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka ay ku soo geli doonaan saddexdaan kooxood caawa:-

CHELSEA

LIVERPOOL

MANCHESTER UNITED

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close