Chelsea, Liverpool iyo Man United – Ka bogo guud ahaan kulamada la ciyaarayo caawa ee tartanka Carabao Cup & Saacadaha ay soo galayaan

(England) 25 Sebt 2019.  Waxaa caawa la ciyaari doonaan kulamo ka tirsan tartanka magacyada badan ee Ingiriiska laga dhigo ee Carabao Cup, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqanayaan.

Kooxaha waa weyn ee ciyaaraya caawa tartankan EFL Cup-ka waxaa ka mid ah Chelsea, Manchester United iyo Liverpool.

The Blues ayaa garoonkeeda ku soo dhoweynaysa Grimsby Town, Liverpool ayaa dhankeeda u safreysa kooxda MK Dons, halka naadiga Manchester United ay garoonkeeda Old Trafford ku qaabilayso Naadiga Rochdale.

Halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulmada la ciyaarayo caawa Carabao Cup & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

9:45 Habeennimo Brighton & Hove Albion vs Aston Villa

9:45 Habeennimo Burton Albion vs AFC Bournemouth

9:45 Habeennimo Chelsea vs Grimsby Town

9:45 Habeennimo Milton Keynes Dons vs Liverpool

9:45 Habeennimo Oxford United vs  West Ham United

9:45 Habeennimo Sheffield United vs Sunderland

9:45 Habeennimo Wolverhampton Wanderers vs Reading

10:00 Habeennimo Manchester United vs Rochdale

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close