Day: September 25, 2019
-
Wararka
Wax ka ogoow nolosha 10-ka xidig ugu caansan kubadda cagta oo nolol faqri ah ku soo koray…(Cristiano, Modric ,Suarez Iyo Kuwa Kale oo qeyb ka ah)
(Yurub) 25 Sebt 2019. Qaar ka mid ah xidigaha kubadda acgata ugu caansan ayaa loo arkaa inay yihiin kuwa taajirnimadooda iminka…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea, Liverpool oo guulo raaxo leh gaaray, Man United oo si dirqi ah ku soo baxday & guud ahaan kulamadii laga ciyaaray Carabao Cup…+SAWIRRO
(England) 25 Sebt 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo ka tirsan tartanka Carabao Cup, iyadoo kooxaha ciyaaray ay qeyb ka ahaayeen…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Osasuna garoonkeeda Santiago Bernabeu… SAWIRRO
(Madrid) 25 Sebt 2019. Kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah kaga gaartay dhigeeda Osasuna garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay…
Read More » -
England
“Messi ayaa ah kan ugu fiican xilligan & guud ahaan taariikhda kubadda cagta adduunka” – Xiddig Liverpool ah
(Liverpool) 25 Sebt 2019. Lionel Messi ayaa habeenkii Isniinta aheyd ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee FIFA THE BEST, waxaana uu…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah ee kulanka caawa horyaalka La Liga ee Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna oo lagu dhawaaqay
(Madrid) 25 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Real Madrid iyo…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea, Liverpool iyo Man United kulammada caawa ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey
(England) 25 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea, Liverpool iyo…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo si aan horey looga baran kaga hadlay xaaladda Gareth Bale
(Madrid) 25 Sebt 2019. Zinedine Zidane ayaa ku amaanay xiddiga kooxdiisa Real Madrid ee reer Weles Gareth Bale qaab ciyaareedka…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo ka hadlay mustaqbalkiisa garoonka Santiago Bernabeu
(Madrid) 25 Sebt 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wuxuu shaaca ka qaaday rabitaankiisa ah inuu saxeexo qandaraas…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan Bellerin kahor kulanka ay Man United ku wajihi doonaan horyaalka Premier League
(London) 25 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda Arsenal ee Unai Emery ayaa ku dhawaaqay in Hector Bellerin uu seegi doono kulanka…
Read More » -
Spain
Zidane oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka caawa ee Osasuna & magacyada xiddigo badan oo liiskan ka maqan
(Madrid) 25 Sebt 2019. Tababare kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane wuxuu daaha ka rogay liiska 19 ciyaartooy ee kaga…
Read More »