Shaxda rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Villarreal… (Miyuu ku bilowday Messi?)

(Barcelona) 24 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Villarreal oo wada dheeli doona kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Barcelona ayaa garoonkeeda oo maanta 62-sano jirsaday ama ay ka soo wareegtay 62-sano markii la furay waxa ay caawa ku soo dhoweynaysaa Villarreal.

Lionel Messi, Luis Suarez iyo Antoine Griezmann ayaa markii ugu horreysay ku soo wada bilowday safka hore ee kooxda Barcelona caawa.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka ay ku soo geli doonaan labadaan kooxood caawa:-

BARCELONA:

VILLARREAL:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close