Qisadda qiirada leh ee hooyada ciyaaraha u tabisa wiilkeeda oo araga la’ & erayaddii qalbiga ruxay oo ay ka jeedisay xafladii FIFA

(Milan) 25 Sebt 2019Qisadan qalbiga taabaneysa ee la xiiriirta  Qoyska reer Brazil gaar ahaan wiilka arag la’ iyo hoyadiisa oo ciyaraha u tabisa iyo sida ay kaga hadashay duruufaheeda nololeed oo ay ku nooshahay marmarka qaar

Waxa ay dib inoogu celineysaa qisadan  habeenkii bixinta abaal-marinta xidiga sanadka ee The Best oo ay bixiso hey’adda ugu sarreysa kubadda cagta  ee marka magaceeda lasoo gaabyo loo yaqaano FIFA.

Haddaba Qisada waxa ay tahay hooyo wiilkeeda ciyaaraha u tabin jirtay madaama uu araga Naafo ka yahay oo abaal-marin qaali ah lagu siiyay magaalada Milan xafladdii habeen hore waxaana ay hooyadani ka sheekeeysay dhacdooyinkiii ay la kulantay.

Muqaalka hoose ka daawo dhammaan xogta ku saabsan wiilkan  araga La’ waxaa inoo diyaariyay Haruun Yuusuf Khasaaro waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Shaafinho iyo Nimco Magan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close