Arsenal, Tottenham iyo Man City – Ka bogo guud ahaan kulamada la ciyaarayo caawa ee tartanka Carabao Cup & Saacadaha ay soo galayaan

(England) 24 Sebt 2019.  Waxaa caawa la ciyaari doonaan kulamo ka tirsan tartanka magacyada badan ee Ingiriiska laga dhigo ee Carabao Cup, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqanayaan.

Kooxaha waa weyn ee ciyaaraya caawa tartankan waxaa ka mid ah Arsenal, Manchester City iyo Tottenham Hotspur.

Gunners ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweynaya Nottingham Forest, Manchester City ayaa dhankeeda u safreyso kooxda Preston North End, halka naadiga Tottenham Hotspur ay booqanayso Colchester United.

Halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulmada la ciyaarayo caawa Carabao Cup & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

9:45 Habeenimo Arsenal vs Nottingham Forest

9:45 Habeenimo Colchester United vs Tottenham Hotspur

9:45 Habeenimo Crawley Town vs Stoke City

9:45 Habeenimo Luton Town vs Leicester City

9:45 Habeenimo Portsmouth vs Southampton

9:45 Habeenimo Preston North End vs Manchester City

9:45 Habeenimo Sheffield Wednesday vs Everton

9:45 Habeenimo Watford vs Swansea City

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close