Waakee macalinka ku sugan Premier League ee magaciisa uu noqonayo Xaniinyo & fasiraada magacyada qaar ee xiddigaha waaweyn sida Kaka, Bale iyo xidigo kale?

(Yurub) 23 Sebt 2019. Warbixintani waxay la xiriirtaa Silsiladda Ma Ogtahay oo aan inta badan kaga hadalno fasiraada ay yeshaan magacyada xiddigaha qaar ee ku xamaasha kubadda cagata.

Xogta layaabka leh ee aad u baahan inaad wax ka ogaato ayaa waxay tahay sida ay  Macayadda Xidigaha qaar ay u noqonayaan wax madadaalo ah ee lagu qoslo.

Waxaa horyaalada ugu waweyn aduuunka ka ciyaara ciyaartooy kala dhaqan iyo dhalasho duwan, sidoo kale kala aminsan diimo kala ceyn ah , qaarkood wey adag tahay in magacooda lagu dhawaaqo, halka qaarkoodna magacooda uu micno kale uu ku yeesho luqado kala duwan ee daafaha caalamka ah

Warbixintaan oo aad u xiiso badan ka daawo Muqaalka Hoose si aad u ogaato shaqsiyaadka Magaca ku dha leh kubadda cagta ee hadane qaarkood ay magacyadooda noqdaan wax laga xishoodo in lagu dhawaaqo amaba uu afkaba soo maro.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close