Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka adag habeen dambe ee Villarreal… (Miyuu Qeyb Ka Yahay Ousmane Dembélé?)

(Barcelona) 23 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiska rasmiga ah xiddigaha Blaugrana uu daaha ka rogay tababare Ernesto Valverde ee ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ay la ciyaari doonaan naadiga Villarreal.

Kulan adag ayaa habeen dambe oo Talaado ah ku dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo Villarreal horyaalka La Liga ee dalka Spain, kaasoo ka dhici doono garoonka Camp Nou.

Liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ayaa waxaa dib ugu soo laabtay da’ayarka reer France ee Ousmane Dembélé, kaddib markii uu Toddobaayo dhaawac kaga maqnaa garoomada.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona ee Macallin Valverde uu kala hortagayo kulanka adag Villarreal ee habeen dambe waxaana ka mid ah:-

عرض الصورة على تويتر

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close