RASMI: Shaxda Kooxda sanadka ee abaal-marinta FIFPro World XI oo si rasmi loogu dhawaaqay

(Milan) 23 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda sanadka ee FIFPro waxaana looga dhawaaqay abaal-marinnada caawa lagu bixinayo Magaalada Milan ee FIFA The Best.

Labo ka mid ah xiddigihii Liverpool la qaaday Champions League sanadkan 2019 ayaa ka soo muuqday shaxda kooxda sanadka ee FIFPro World XI, waana goolhayaha Reds ee Alisson Becker iyo daafaca dhexe Virgil van Dijk.

SHAXDA KOOXDA SANADKA EE ABAAL-MARINTA FIFPRO WORLD XI:

Goolhaye: Alisson Becker

Daafacyada: Sergio Ramos, Van Dijk, De Ligt, Marcelo

Khad Dhexe: Modric, De Jong, Hazard

Weerarka: Ronaldo, Mbappe, Messi

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close