Shaxda rasmiga ah kulanka ee West Ham United iyo Manchester United oo la shaaciyey… (Yuu ku soo bilaabay macallin Ole?)

(London) 22 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay ku soo galayaan kooxaha West Ham United iyo Manchester United.

Kooxda uu hoggaamiyo macallin Ole ee Man Utd ayaa booqanaysa Magaalada London halkaasoo ay kula soo ciyaareyso West Ham, waxaana kulankan fursad u helay inuu ku soo bilowdo James oo shaki laga galinayey.

Waxaana sidoo kale safka Man United ku soo bilowday Matic iyo Mata oo muddooyinkii dambe horyaalka keydka ka ahaa.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Ham XI: Fabianski; Fredericks, Diop, Ogbonna, Cresswell; Rice, Noble; Yarmolenko, Fornals, Felipe Anderson, Haller.

Man Utd XI: De Gea; Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Young; Matic, Pereira, McTominay; James, Mata, Rashford.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close