Qisada CR7: Geeridii Aabihiis, Kiiskii kufsiga, Guurkiisa, midda uu jecel yahay Galmada & Goolasha, inuu hooyadiisa u diiday daawashada ciyaaraha, waxa uu ka yiri Arsenal & Xogo kale

(Yurub) 21 Sebt 2019. Xiddiga kooxda Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay barnaamijka (Good Morning Britain) ee uu daadihiyo Piers Morgan kaasoo ka baxa ITV.

Ronaldo ayaa si furan uga hadlay qoyskiisa, waayihiisa ciyaareed iyo weliba qaar ka mid ah fadeexooyinkii soo wajahay ee qalqalgeliyay waayihiisa ciyaareed, geeridii Aabihiis,  kiiskii Kufsiga, midda uu jecel yahay Galmada ama Goolasha, sababta  uu hooyadiis ugu diiday daawashada ciyaaraha, waxa uu ka yiri Arsenal iyo Messi & xogo kale oo layaab leh.

Warbixintaan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa soo jeedinaya wariyaheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close