MA OGTAHAY: In xiddig Magaciisa yahay Xubinta Taranka Dumarka uu ka ciyaaro Premier League (Tabiyeyaasha qaarkood oo quus ka jooga magaciisa)

(England) 22 Sebt 2019. Magacyada xidigaha kubada cagata ayaa mararka qaar yeesha fasiraad gooni ah marka laa eego wadamada kala duwan ee caalamka waxaan laga yaabaa in xidiga qaar ee iminka kubadda cagata ciyaara laga soo dhex helayo xidigo magacyadooda lagu qosli karo.

TV-ga baahiya ciyaaraha Premier League ee dalka Malaysia, Astro Supersuport ayaa ku dhibtoonaya sidii ay uga maarmi lahaayeen ku dhawaaqista maga xidig ka ciyaara horyaalka Premier League-ga  si ay uga fogaadaan ereyga ceebta ah oo ay u sheegayaan dadkooda.

Waxa aynu muqaalka ku eegi doonaa sirta ku duugan magacan fasiradiisa ay noqoneyso xubinta taranka dumarka xili wadamo qaar uu magac xidigan ka noqonaayo wax yaabo kale oo la yaab leh.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close