Day: September 21, 2019
-
England
MA OGTAHAY: In xiddig Magaciisa yahay Xubinta Taranka Dumarka uu ka ciyaaro Premier League (Tabiyeyaasha qaarkood oo quus ka jooga magaciisa)
(England) 22 Sebt 2019. Magacyada xidigaha kubada cagata ayaa mararka qaar yeesha fasiraad gooni ah marka laa eego wadamada kala…
Read More » -
Spain
Barcelon oo guuldaro niyad-jab leh kala soo laabatay garoonka Los Carmenes ee kooxda Granada… +SAWIRRO
(Granada) 21 Sebt 2019. Kooxda Granada ayaa guuldaro niyad-jab ah ku baday Barcelona garoonkeeda Los Carmenes, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Italy
Inter oo guul muhiim ah kaga gaartay Milan kulankii adkaa Derby di Milano ee horyaalka Serie A……+SAWIRRO
(Milano) 21 Sebt 2019. Kooxda Inter ayaa guul muhiim ah ay u baahneyd kaga gaartay dhigeeda Milan kulankii adkaa ee…
Read More » -
England
Frank Lampard oo sharaxay sababta uu Saalax ugu guuldareystay kooxda Chelsea
(London) 21 Sebt 2019. Macalinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay xiddiga reer Masar ee Maxamed Saalax kahor kulanka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Granada iyo Barcelona ee horyaalka La Liga
(Spain) 21 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Granada iyo…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Derby di Milano kooxaha Milan iyo Inter ee horyaalka Serie A
(Milan) 21 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Milan iyo…
Read More » -
Italy
Juventus oo saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Verona Allianz Stadium, Xilli Ronaldo uu shabaqa gaaray…+SAWIRRO
(Turin) 21 Sebt 2019. Juventus ayaa saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Verona garoonkeeda Allianz, kaddib markii ay ku garaacday 2-1, kulan ka…
Read More » -
England
Man City oo xasuuq ba’an u geysatay kooxda Watford, xilli Bernardo Silva uu Saddexleey dhaliyay…+SAWIRRO
(Manchester ) 21 Sebt 2019. Manchester City ayaa xasuuq ba’an u geysatay kooxda Watford, kaddib markii ay ku garaacday 8-0, kulan ka…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus iyo Verona ee horyaalka Serie A
(Turin) 21 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus iyo…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka jawaabay dhaleeceynta uu la kulmay, isagoo dhinaca kale sheegay shuruurda kaliya uu kaga tagayo Real Madrid
(Madrid) 21 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa maanta oo Sabti ah ka hadlay dhaleeceynta xoogan ee…
Read More »