Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Granada… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)

(Barcelona) 20 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiska rasmiga ah ee xiddigaha Blaugrana uu daaha ka rogay tababare Ernesto Valverde ee ka qeyb galaya kulanka Granada ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ayaa waxaa ka maqan xiddigaha Ousmane Dembélé, Samuel Umtiti iyo Jordi Alba.

Dhinaca kale Ernesto Valverde ayaa wuxuu halkiisa ka sii waday kalsoonida uu siinayo da’ayarka Ansu Fati, kaddib markii uu ugu yeeray liiskiisa kulanka habeen dambe, sidoo kale xiddigaha uu u yeeray waxaa ka mid ah Carles Pérez

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona ee Macallin Valverde uu kala hortagayo kulanka Granada ee habeen dambe ayaa waxaa ka mid ahaa:-

عرض الصورة على تويتر

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close