Day: September 20, 2019
-
Spain
Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Granada… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Barcelona) 20 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiska rasmiga ah ee xiddigaha Blaugrana uu daaha ka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiddiga Isbuuca ee Champions League & Goolkii ugu quruxda badnaa ee todobaadkan laga dhaliyey tartankaasi oo lagu dhawaaqay
(Yurub) 20 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey xiddigii ugu fiicnaa Champions League isbuucan iyo sidoo kale goolkii ugu quruxda badnaa…
Read More » -
Spain
“Frenkie de Jong wuxuu taariikh weyn ka sameyn doonaa Barcelona” – Xavi Hernandez
(Barcelona) 20 Sebt 2019. Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa sheegay in Frenkie de Jong uu leeyahay awooda iyo xirfada…
Read More » -
England
“Xiddiga aan kaga daydo kubadda cagta waa Cristiano Ronaldo” – Laacib ka tirsan kooxda Arsenal
(London) 20 Sebt 2019. Arsenal ayaa xalay guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Eintracht Frankfurt kulankooda ugu horeeyay ee tartanka…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Mourinho wararka xanta ah ee la xiriirinaya inuu noqonayo badalka Zidane ee kooxda Real Madrid?
(Madrid) 20 Sebt 2019. Zinedine Zidane ayaa halis ugu jira in laga ceyriyo shaqada tababarka ee kooxda Real Mardrid, kaddib guuldaradii…
Read More » -
England
“Chelsea waxay i xasuusisaa…” – Klopp oo ka hadlay arrimo badan ee quseeya kooxda Blues, kahor kulanka Axada
(London) 20 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa amaanay dhigiisa Chelsea ee Frank Lampard, kahor kulanka…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay go’aankii uu kooxda kaga diray xiddigaha Lukaku iyo Sanchez
(Manchester) 20 Sebt 2019. Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa rumeysan inuu ku saxnaa go’aankii uu kooxda kaga diray…
Read More » -
England
Klopp oo shaaca ka qaaday sababta ugu weyn ee ka dambeysay guulihii uu la gaaray Liverpool
(Liverpool) 20 Sebt 2019. Macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa la wareegay shaqada tababarka ee kooxda Liverpool bishii Oktoobar ee…
Read More » -
England
Unai Emery oo si weyn ugu amaanay labo ka mid ah xiddigahiisa guushii ay xalay ka gaareen Frankfurt
(London) 20 Sebt 2019. Macalinka reer Spain ee Unai Emery ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedkii ay…
Read More » -
England
RASMI: Mid ka mid ah xiddigihii ugu caansanaa Man United oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaarista kubadda cagta
(Manchester) 20 Sebt 2019. Mid ka mid ah xiddigihii ugu caansanaa ee soo martay kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah…
Read More »