Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee heerka Guruubyada Europa League & Saacadaha ay soo geli doonaan

(Yurub) 19 Sebt 2019. Waxaa caawa daaha laga qaadayaa heerka guruubyada Tartanka Europa league, iyadoo ay jiraan kulamo adag oo la ciyaari doono.

Kooxaha reer England ee Manchester United iyo Arsenal ayaa ka mid ah kuwa caawa dheeli doona heerka Guruubyada Europa League.

Gunners ayaa booqanaysa kooxda dalka Jarmalka ka dhisan ee Eintracht Frankfurt, halka Man United ay garoonkeeda Old Trafford ku soo dhoweynayso naadiga Astana.

Kooxaha kale ee ciyaaraya caawa waxaa ka mid ah naadiga reer Spain ee Sevilla iyo tan reer Talyaani ee Roma.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaarayo caawa heerka guruubyada tartanka Europa League oo daaha laga qaadi doono:-

GROUP A

7:55 Fiidnimo APOEL Nicosia vs F91 Dudelange

7:55 Fiidnimo Qarabag FK vs Sevilla

GROUP B

7:55 Fiidnimo Dynamo Kyiv vs Malmoe FF

7:55 Fiidnimo FC Koebenhavn vs Lugano

GROUP C

7:55 Fiidnimo Basel vs FC Krasnodar

7:55 Fiidnimo Getafe vs Trabzonspor

GROUP D

7:55 Fiidnimo LASK vs Rosenborg

7:55 Fiidnimo PSV Eindhoven vs Sporting CP

GROUP E

7:55 Fiidnimo CFR Cluj vs Lazio

7:55 Fiidnimo Rennes vs Celtic

GROUP F

7:55 Fiidnimo Eintracht Frankfurt vs Arsenal

7:55 Fiidnimo Standard Liege vs Vitoria de Guimaraes

GROUP G

10:00 Habeennimo FC Porto vs Young Boys

10:00 Habeennimo Rangers vs Feyenoord

GROUP H

10:00 Habeennimo RCD Espanyol vs Ferencvaros

10:00 Habeennimo Ludogorets Razgrad vs CSKA Moscow

GROUP I

10:00 Habeennimo Gent vs Saint-Etienne

10:00 Habeennimo Wolfsburg vs Oleksandriya

GROUP J

10:00 Habeennimo Borussia Mönchengladbach vs Wolfsberger AC

10:00 Habeennimo Roma vs Istanbul Basaksehir

GROUP K

10:00 Habeennimo Slovan Bratislava vs Besiktas

10:00 Habeennimo Wolverhampton Wanderers vs SC Braga

GROUP L

10:00 Habeennimo Manchester United vs FC Astana

10:00 Habeennimo Partizan Beograd vs AZ Alkmaar

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close