Day: September 19, 2019
-
England
Manchester United oo guul dirqi ah kaga gaartay kooxda FC Astana garoonkeeda Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 19 Sebt 2019. Manchester United ayaa guul ay u qalantay oo dirqi ah kaga soo gaartay kooxda FC Astana kulankeeda…
Read More » -
England
Arsenal oo guul raaxo leh ka soo gaartay kooxda Eintracht Frankfurt … +SAWIRRO
(Germany) 19 Sebt 2019. Arsenal ayaa guul ay u qalantay ka soo gaartay Eintracht Frankfurt kulankeeda ugu horeeyay GROUP F…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United iyo FC Astana ee tartanka Europa League
(Manchester) 19 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United…
Read More » -
England
RASMI: Callum Hudson-Odoi oo heshiis cusub qalinka ugu duugay kooxdiisa Chelsea
(London) 19 Sebt 2019. Ciyaaryahan Callum Hudson-Odoi ayaa heshiis cusub oo shan sanadood ah qalinka ugu duugay kooxda Chelsea, kaasoo…
Read More » -
France
Raphaël Varane oo ku qancinaya Kylian Mbappé inuu ku biiro kooxda Real Madrid
(Madrid) 19 Sebt 2019. Daafaca Real Madrid ee Raphaël Varane ayaa xaqiijiyay inuu isku dayi doono inuu ku qanciyo xiddiga Paris…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Eintracht Frankfurt iyo Arsenal ee tartanka Europa League
(Germany) 19 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Eintracht Frankfurt…
Read More » -
England
Gündoğan oo soo xigtay Messi iyo Ronaldo, si loo xaliyo khilaafka ka jira xulka qaranka Germany
(Germany) 19 Sebt 2019. Laacibka khadka dhexe kooxda Man City ee İlkay Gündoğan ayaa iska fogeeyay muranka ka taagan cida u…
Read More » -
England
DEG DEG: Xiddig horay uga soo ciyaaray dalka Ingiriiska oo toogasho lagu dilay
(Yurub) 19 Sebt 2019. Daafacii hore ee kooxda Burton Albion ee Kelvin Maynard ayaa taagasho lagu dilay isagoo ku sugan…
Read More » -
England
Scholes oo ka warbixiyay hal arrin ay qalad ku sameysay Man United, kahor inta uusan bilaabanin xilli ciyaareedkan
(Manchester) 19 Sebt 2019. Halyeeyga kubadda cagta dalka England ee Paul Scholes ayaa aaminsan in kooxdiisii hore ee Manchester United ay…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid waxay heshay wixii ay u qalantay” – Thiago Silva
(Paris) 19 Sebt 2019. Daafaca kooxda Paris St Germain iyo xulka qaranka Brazil ee Thiago Silva ayaa sheegay in Real…
Read More »