Day: September 18, 2019
-
Champ' League
Kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Wanda Metropolitano … + SAWIRRO:
(Madrid) 18 Sebt 2019. Kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Wanda Metropolitano kulankeeda ugu horeeyay GROUP…
Read More » -
Champ' League
Paris Saint-Germain oo cashir u dhigtay Real Madrid, xilli Di Maria uu kulankan wacdaro ka dhigay… _ SAWIRRO
(Paris) 18 Sebt 2019. Paris Saint-Germain ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay Real Madrid kulankeeda ugu horeeyay GROUP A ee…
Read More » -
Champ' League
Manchester City oo guul raaxo leh ka soo gaartay kooxda Shakhtar Donetsk… + SAWIRRO
(Ukrain) 18 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa guul raaxo leh ka soo gaartay Shakhtar Donetsk ay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Man City ee tartanka Champions League
(Ukrain) 18 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Shakhtar Donetsk…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus ee tartanka Champions League
(Madrid) 18 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha PSG iyo Real Madrid ee tartanka Champions League.
(Paris) 18 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha PSG iyo…
Read More » -
England
Arsenal oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha ay u la safreyso Jarmalka ka hor kulankeeda habeen dambe ee Europa League xilli Mesut Ozil laga tagay
(London) 18 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee kooxda kubadda cagta Arsenal ay u la safeyso dalka…
Read More » -
England
RASMI: Daafaca Victor Lindelof oo heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Manchester United
(Manchester) 18 Sebt 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta Manchester United ee Victor Lindelof ayaa saxiixay heshiis cusub oo ku eg…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo shaaca ka qaaday sababta uu daawashada ciyaaraha uga mamnuucay Hooyadiis
(Yurub) 18 Sebt 2019. Xidigga kooxda Juventus iyo Xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya…
Read More »