MA OGTAHAY: Dhacdooyin ku saabsan kubadda cagta ee laga yaabo inaadan waligaa maqlin… (Ronaldo, Zlatan, Giggs, iyo halyeeyo kale oo ka mid ah)

(Yurub) 18 Sebt 2019. Siraha qarsoon ee ciyaraha waa kuwa badan oo an goob qura lagu soo wada koobi Karin marka laga hadlo sida ay saameyn u leyihiin balse iminka qaar ka mdi ah kuwa ugu layabaka badan  ayaan idinla wadaageynaa.

Waxa aynu idin soo gudbin doonaa siro badan oo laga yaabo in aadan waligaa maqlin oo ku qarsan ciyaaraha kubadda cagta magacyada qisooyinkan ay la xiriiraan waxaa ka mid ah John Terry, Ronaldo Giggs iyo xiidgo akle oo halyeeyo ah sida Zlatan Ibrahimovic.

Ka Daawo Muqaalka Hoose Xubinteena ma ogtahay oo intaabdan halkan kala socon doonataan marwalba waxaadna naga fili doontaan warbixino xasaasi ah oo aan kaga hadli doono kubadda cagta iyo xogaheeda qarsoon.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close