Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono heerka Guruubyada Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan

(Yurub) 17 Sebt 2019. Waxaa caawa daaha laga qaadayaa heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay jiraan kulamo adag oo la ciyaari doono.

Kooxda reer England ee Liverpool ayaa booqanaysa dalka Talyaaniga, halkaasoo ay kula ciyaari doono naadiga Napoli.

Inter Milan ayaa soo dhoweynaysa Slavia Prague, halka Barcelona ay u safreyso Jarmalka oo ay kula soo ciyaareyso Borussia Dortmund.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ciyaareysa kulankeeda furitaanka ee heerka guruubyada Champions League caawa, iyadoo soo dhoweynaysa naadiga Valencia ee dalka Spain, halka Ajax ay qaabilayso Lille.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaarayo caawa heerka guruubyada tartanka Champions League:-

Group E

10:00 Habeennimo Salzburg vs Genk

10:00 Habeennimo Napoli vs Liverpool (Horudhaca)

Group F

7:55 Habeennimo Inter vs Slavia Prague

10:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Barcelona (Horudhaca)

Group G

7:55 Habeennimo Lyon vs Zenit St. Petersburg

10:00 Habeennimo Benfica vs RasenBallsport Leipzig

Group H

10:00 Habeennimo Ajax vs Lille

10:00 Habeennimo Chelsea vs Valencia (Horudhaca)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close