Klopp oo ku dhawaaqay liiska 20-ka xiddig ee kaga qeyb galaya kulanka Habeen dambe ee Napoli… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)

(Liverpool) 16 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liis xiddigaha Reds ee ka qeyb galaya kulanka Napoli ee tartanka Champions League.

Liverpool ayaa u safrtay dalka Talyaaniga, si ay halkaas ugu diyaar garoowdo kulanka Champions League ay la ciyaari doonaan kooxda Napoli.

isku aadkii heerka Group-yada tartanka Champions League ee lagu sameeyey Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska ayeey Liverpool kaga beegantay Group E waxaana ku wehliya kooxaha Napoli, RB Salzburg iyo Genk.

Haddaba liiska xiddigaha kooxda Liverpool ee ka qeyb galaya kulanka Napoli oo dhameystiran ayaa ah sidan:

Fabinho, van Dijk, Wijnaldum, Lovren, Milner, Firmino, Mane, Salah, Gomez, Adrián, Henderson, Chamberlain, Lallana, Lonergan, Shaqiri, Brewster, Robertson, Matip, Kelleher, Alexander-Arnold.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close