Ka bogo wararkii ugu Dambeeyay Suuqa kala iibsiga ee Ciyaartoyda dalkeena Soomaaliya

(Muqdisho) 16 Sebt 2019. 10-ka kooxod ee ka dheela horyaalka Soomali Preimer League ayaa diyaar garow xoogan ugu jira xili ciyaareedka soo aadan ee furmi doona horyaalka Soomali Premier league.

Waxaa jira qaar kamid ah kooxaha dalka oo sameyey saxiixyo kala duwan kuwaas oo ay ka soo qaateen kooxaha kale ee ka dhisan dalka.

Muqdisho City Club iyo Elman ayaa xidigo kala duwan la soo saxiixday kahor inta uusan furmin horyaalka, halka naadiga horseed ay ka dhaqaaqeen xiddigo muhiim ah.

Hadaba dhanka hoose kala soco wararkii ugu dambeyay  ee suuqa kala iibsiga dalkeena Soomaaliya iyo saxiixyada ilaa iyo haatan dhacay:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close