10-ka xiddig ee ugu koobabka badan kubadda cagta Adduunka oo la shaaciyey… (Kaalintee ayay kaga jiraan Cristiano Ronaldo & Lionel Messi?)

(World) 16 Sebt 2019. Kal ciyaareedka cusub ee 2019-20 ayaa si fiican uga socda wadamada qaaradda Yurub, waxaana durbaba la sii daadaalinayaa kooxaha hanan kara koobab ugu waa weyn ee loo tartamayo.

Waxa ay muuqaataa tartan labo kooxood ah inuu ka socdo dalka England, iyadoo Liverpool iyo Manchester City ay markale ku dagaallamayaan Premier League.

Kooxda Atletico Madrid ayaa dhexda ka gashay dagaalka horyaalka La Liga ee Real Madrid iyo Barcelona, B.Dortmund waxay ku dheggan tahay Bayern Munich horyaalka Bundesliga, halka PSG iyo Juventus ay weli awood ku heystaan horyaalladooda Ligue 1 iyo Serie A.

Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixin la xiriirta 10-ka ciyaaryahan ee ugu koobabka badan kubadda cagta Adduunka iyo halka ay ka galeen Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, iyadoo aan xisaabta lagu dareynin abaal-marinnada shaqsiga ah ee ay hanteen sida abaal-marinta Ballon d’Or.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close