10-ka xiddig ee loogu neceb yahay kubadda cagta Caalamka & Sababta ka dambeysa naceybka loo qabo

(Yurub) 14 Sebt 2019. Kubadda cagta marka la joogo waxa lagama maarmaan u ah jaceylka iyo nacaybka, balse jaceylka xiddigaha kubadda cagta waxaa ka saameyn badan  nacaybka, waana wax soo jiita ka sheekeynteeda dadka la socda kubadda cagta xilli lagu qoro bogaga hore ee jaraa’idyada caalamka ee kubadda cagta ka faallooda

Tani waa kubadda cagta waxaana inta badan la kashifaa siro badan, balse  haddii aan ku weydiiyo adiga xiddigee ayaad uu neceb tahay kubadda cagta?, waad iiga jawaabi doontaa kaddib muuqaalkan marka aad dhameysato laga yabee inaad nagu raacdo xiddigaha aan fahan sannahay in aad looga neceb yahay kubadda cagta.

Warbixintaan oo aad u xiiso badan waxaa inoo diyaariyay wariyaheenna Shaafici Maxamuud Shaafinho  ee marwalba inaga filo warbixinno xiiso badan.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close