DAAWO: Goolkii ugu quruxda badnaa horyaalka Premier League bishii Agoosto oo la shaaciyay

(England) 13 Sebt 2019.  Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay laacibka ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee Agoosto horyaalka Premier League.

Xiddiga kooxda Leicester City ee Harvey Barnes ayaa wuxuu ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee Agoosto horyaalka Premier League.

Harvey Barnes ayaa abaal-marintan loo caleemo saaray, kaddib goolkii cajiibka ahaa uu ka dhaliyay kooxda Sheffield United.

Haddab dhanka hoose ka daawo goolkii cajiibka ahaa uu Harvey Barnes ka dhaliyay kooxda Sheffield United:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close