Day: September 13, 2019
-
England
Guardiola oo siiyay Sterling talo soo jiidasho leh ee ka dhan ah xiddigaha Ronaldo iyo Messi
(Manchester) 13 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa siiyay Raheem Sterling talo soo jiidasho leh ee ka…
Read More » -
Italy
Antonio Conte oo ka hadlay isbar-bardhiga xiddigaha Ronaldo iyo Lukaku
(Milano) 13 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Inter Milan ee Antonio Conte ayaa iska diiday isbar-bardhiga xiddigaha Romelu Lukaku, Cristiano Ronaldo iyo…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday mudada uu garoomada ka maqnaanayo Aymeric Laporte
(Manchester) 13 Sebt 2019. Macalinka reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay mudada uu garoomada ka maqnaanayo…
Read More » -
England
Mourinho oo shaaca ka qaaday sababta ay Lukaku iyo Sanchez kaga dhaqaaqeen kooxda Man United
(England) 13 Sebt 2019. Jose Mourinho ayaa muujiyay fekerkiisa kaga aadan heshiisyadii ay kaga dhaqaaqeen xiddigaha Romelu Lukaku iyo Alexis Sanchez…
Read More » -
England
DAAWO: Goolkii ugu quruxda badnaa horyaalka Premier League bishii Agoosto oo la shaaciyay
(England) 13 Sebt 2019. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay laacibka ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bishii la soo…
Read More » -
England
Xiddiga ugu fiican bisha Agoosto oo la shaaciyay… (Aguero, Sterling iyo Firmino oo la garaacay)
(England) 13 Sebt 2019. Waxaa dhawaan lagu dhawaaqay laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee Agoosto…
Read More » -
England
Tababaraha ku guulestay abaal-marinta macallinka bisha Agoosto ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 13 Sebt 2019. Waxaa maanta lagu dhawaaqay tababaha ku guuleystay abaal-marinta macallinka ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee…
Read More » -
Spain
Maxay tahay sababta ay taageerayaasha kooxda Real Madrid ku naceen Zidane, kaddib soo laabashadiisa??
(Madrid) 13 Sebt 2019. Zinedine Zidane ayaa ku guuldareystay inuu dhiso koox aad u adag oo ay jamaahiirta Los Blancos ku…
Read More » -
Italy
Macalinka reer Talyaani ee Massimiliano Allegri ayaa sheegay inuusan marna ka qoomameynin ka tagista kooxda Juventus.
(Turin) 13 Sebt 2019. Macalinka reer Talyaani ee Massimiliano Allegri ayaa sheegay inuusan marna ka qoomameynin ka tagista kooxda Juventus. Dhinaca…
Read More » -
Spain
Zidane ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan xiddigaha Hazard iyo Modrić kahor kulanka Levante
(Madrid) 13 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan xiddiga reer…
Read More »