Day: September 12, 2019
-
England
Pierre-Emerick Aubameyang oo indhaha ku haya inuu u dhaqaaqo dalka Spain… (Kooxdee ayuu ku biirayaa ma Real Madrid mise Barcelona?)
(London) 12 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo…
Read More » -
Spain
SAWIRRO: Kooxda Barcelona oo soo bandhigtay maaliyaddeeda saddexaad oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20
(Barcelona) 12 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dheesha horyaalka La Liga ee dalka Spain ayaa maanta soo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 12 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ee ka dhisan magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ayaa heshiis cusub…
Read More » -
England
Waa kee ciyaaryahanka ku sugan Kooxda Chelsea oo ay doonayaan Hazard iyo Courtois inay markale kula midoobaan Real Madrid?
(Madrid) 12 Sebt 2019. Xiddigaha Eden Hazard iyo Thibaut Courtois ayaa waxay ku wargaliyeen qaar ka mid ah asxaabtooda, in saaxiibkood…
Read More » -
England
Waa kuma ciyaaryahanka ay kooxda Real Madrid qeyb uga dhigayso bisha Janaayo soo xero-gelinta Paul Pogba?
(Madrid) 12 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ku wargelisay Real Madrid inay doonayso…
Read More » -
England
Wenger oo sharaxay sababta ay Man United ugu guuleysanin hanashada Horyaalka Premier League
(England) 12 Sebt 2019. Macalinkii hore kooxda Arsenal ee Arsène Wenger ayaa hadlay sababaha kahor taagan kooxda Manchester United inay u…
Read More » -
Italy
Lionel Messi oo ka hadlay cashada Qarniga ee la filayo inuu la qaato Cristiano Ronaldo
(Barcelona) 12 Sebt 2019. Lionel Messi ayaa sheegay inuusan wax dhibaato ah ku qabi doonin in miiska cashada uu la fariisto…
Read More » -
Spain
Jose Mourinho oo shaaca ka qaaday kooxdii ugu fiicneyd uu soo maamulay xirfadiisa tababarnimo
(Yurub) 12 Sebt 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday kooxdii ugu fiicneyd uu soo maamulay xirfadiisa…
Read More » -
England
Kooxda Paris Saint-Germain oo bisha Janaayo Manchester United kula tartamaysa saxiixa Paulo Dybala
(Turin) 12 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay indhaha ku hayso inay u dhaqaaqdo…
Read More »