Day: September 11, 2019
-
England
Virgil van Dijk oo sharad adag la galay dhamaan kooxaha ay xafiiltamaan Liverpool
(Liverpool) 11 Sebt 2019. Daafaca reer Holland ee Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in Liverpool ay ka go’an tahay inay guuleysato…
Read More » -
England
Kevin de Bruyne oo ballan-qaad weyn u sameeyey Vincent Kompany kaasoo Man City ay caawa kulan sagootin ah u sameynayso
(Manchester) 11 Sebt 2019. Kevin de Bruyne ayaa u sheegay ciyaaryahankii hore ay isaga ka wada tirsanaayeen kooxda Manchester City…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo suuqa bisha Janaayo dib ugu laabanaysa Paulo Dybala
(Manchester) 11 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qorsheynaysa inay bisha Janaayo la soo wareegto weeraryahanka naadiga Juventus…
Read More » -
Spain
Lionel Messi iyo Eden Hazard oo hoggaaminaya sagaalka xiddig ee aan weli ciyaarin horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan
(Madrid) 11 Sebt 2019. Lionel Messi, Eden Hazard iyo Chicharito ayaa ka mid ah sagaal ciyaaryahan ee illaa iyo haatan…
Read More » -
Italy
“Kaliya uma nooli abaal-marinada shaqsiyadeed” – Ronaldo oo afka furtay kaddib bandhigiisii xalay
(Yurub) 11 Sebt 2019. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan u nooleyn kaliya inuu ka…
Read More » -
Spain
Messi oo markii ugu horeysay ka aragti dhiibtay xiddiga dhawaan galka ah kooxda Barcelona ee Frenkie de Jong
(Barcelona) 11 Sebt 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa kalsooni ku qaba in Frenkie de Jong uusan wax dhibaato…
Read More » -
Italy
“Lukaku wuxuu si fudud kaga sarra mari karaa Cristiano Ronaldo” – laacib hore ee kooxda Inter Milan ah
(Milano) 11 Sebt 2019. Kooxda Inter Milan ayaa xagaagan la soo saxiixatay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku kaas oo ay…
Read More » -
Spain
Ramos oo ka hadlay xiddiga u qalma ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or 2019… (Messi, Ronaldo Mise Van Dijk?)
(Madrid) 11 Sebt 2019. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay xiddiga u qalma inuu ku…
Read More » -
Spain
Xiddiga ka tirsan Barcelona oo dhaleeceeyay habdhaqanka tababare Ernesto Valverde
(Barcelona) 11 Sebt 2019. Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dhaleeceeyay habdhaqanka tababare Ernesto Valverde ee xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
Spain
Wargeyska “Marca” ee dalka Spain oo tooshka ku ifiyay xirfada Marcelo ee Real Madrid, tan iyo imaatinkiisa 2007-dii
(Madrid) 11 Sebt 2019. Daafaca garabka midig reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa ku sugan xili ciyaareedkiisii…
Read More »