Day: September 10, 2019
-
Afrika
VIDEO: Qaabkee ayeey dhalinyada Muqdisho ugu daawadeen caasimada kulankii Galabta ee xulkeena qaranka Soomaaliya??
(Muqdisho) 10 Sebt 2019. Xulalka qaranka Zimbabwe ayaa guul kaga gaaray Soomaaliya 3-1 kulankii lugta labaad ee is reeb-reebka koobka…
Read More » -
Holland
“Robben iyo Sneijder ayaa sabab u ahaa in xulka Holland uu ku guuldareysto Koobkii Adduunka ee 2010!” – Babel
(Yurub) 10 Sebt 2019. Xiddiga kooxda Galatasaray ee Ryan Babel ayaa dabka ku shiday saaxiibadiis xulka qaranka Holland ee Arjen Robben…
Read More » -
England
Wakiilka Douglas Costa oo xaqiijiyey xiisaha xiddigan ee Kooxda Manchester United
(Turin) 10 Sebt 2019. Wakiilka Giovanni Branchini ayaa sheegtay in Kooxda Manchester United ay ku guul darreysatay isku daygeedii ay…
Read More » -
Afrika
Shaxda rasmiga ah ee xulka qaranka Soomaaliya uu ku soo geli doono kulanka galabta ee Zimbabwe oo la shaaciyey
(Harare) 10 Sebt 2019. Macallin reer Ghana ee Bashir Hyford ayaa ku dhawaaqay shaxda rasmiga ah oo ay xulkeenna Soomaaliya…
Read More » -
Afrika
Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo fariin qiiro leh u soo diray shacabka Soomaaliyed, kahor kulanka Galabta
(Muqdisho) 10 Sebt 2019. Xidigaha xulka qaranka dalkeena soomaaliya ayaa waxay fariin qiiro leh u soo direen shacabka soomaaliyeed, kahor kulan…
Read More » -
Afrika
Soomaaliya vs Zimbabwe: Xogta kulanka adag ee Galabta & Rajada uu xulkeennu ka qabo inuu markale guul gaaro
(Muqdisho) 10 Sebt 2019. Xulka qaranka soomaaliya ayaa galabta kulan adag la dheeli doona xulka Zimbabwe, kaasoo ah lugta labaad ee…
Read More » -
England
Daafaca Barcelona ee Samuel Umtiti oo hoos u dhigay u dhaqaaqista koox weyn oo ka dheesha Premier League
(Barcelona) 10 Sebt 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa la soo warinayaa inuu qiray inuusan qorsheynaynin inuu u…
Read More » -
Spain
“Waxaan u maleynayaa in albaabada Real Madrid ay marwalba u furnaan doonaan laacibka…” – Ramos
(Madrid) 10 Sebt 2019. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa muujiyay sida uu u xiiseenayo imaatinka mid…
Read More » -
Wararka
DARAASAD: Waa tee kooxda heysata shaxda ugu qaalisan ee kubadda cagta??… (Qiimayn cajiib ah!!)
(Yurub) 10 Sebt 2019. Daraasad ay sameysay CIS oo fadhigeedu yahay dalka Switzerland ayaa lagu cadeeyay kooxda heysata shaxda ugu qaalisan…
Read More » -
Champ' League
Waa sidee xaallada xiddigaha Lionel Messi iyo Luis Suarez kahor kulanka Valencia??
(Barcelona) 10 Sebt 2019. Sabtida soo aadan kooxda Barcelona ayaa ku marti qaadi doonta naadiga Valencia garoonka Camp Nou, si ay…
Read More »