Shaqsiyaadka ugu caansan Siyaasiyiinta soomaaliyeed oo ugu hambalyeeyay xulka Soomaaliya guushii ay ka gaareen Zinbabwe

(Muqdisho) 08 Sebt 2019. Kaddib guushii weyneyd uu ka garay xulkeena Qaranka Soomaaliya dhigooda Zinbabwe waxay dhiiragalin xoogan ee kala duwan ay Ka heleen, Mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad magac ku dhex leh bulshada soomaaliyeed.

Shaqsiyaadka sida xoogan ugu dhiiragaliyay xulkeena Qaranka Soomaaliya guusha ay gaareen waxaa kamid ah, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo.

Sidoo kale waxaa qeyb ka shaqsiyaadkaas fanaaniinta dalkeena Soomaaliya sida Nimcaan Hilaac, dayax Dalnuurshe iyo kuwa kale.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo warbixinta oo dhameystiran waxaana soo jeedinaya C/fitaax C/rashiid Abuukar Naani.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close