Qaar ka mid ah xiddigaha xulka Soomaliya oo laga soo reebay qaranka dibna ugu soo laabtay Muqdisho

(Muqdisho) 08 Sebt 2019. Toddobo ciyaartoy oo qeyb ka ahaa xulka qaranka soomaaliya ayaa laga soo reebay safarka ay maanta ku wajahayihiin dalka zimbabwe, kulanka labaad oo halkaas ka dhici doono 10-ka bishan.

Ciyaartaoyda laga soo reebay safarka xulka qaranka soomaaliya ayaa kala ah Abaas Bashir (Goal Haye Midnimo), Sulman Zaluu (Daafac Heegan), Ali Cade (Daafac Horseed), Ali yare   (Qad Dhexe Mcc), Hasan Saantos (Qad dhexe mcc), Mayman  (Weerar Horseed), Mahad Shiine (weerar Ll pp Jenyo).

Haddaba muuqaalka hoose ayaad ka boggan doontaa xiddigaha laga soo reebay xulka qarankeena soomaaliya, sidoo kale waxaan idinla wadaagi doonnaa sababta ka dambeysa, waxaana soo jeedinaya C/fitaax C/rashiid abuukar Naani.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close