Day: September 8, 2019
-
England
Kabtankii hore kooxda Man United oo su’aal geliyay awooda ciyaareed ee Harry Maguire
(Manchester) 08 Sebt 2019. Harry Maguire oo 26 jir ah ayaa noqday daafaca ugu qaalisan adduunka, kaddib markii uu qiimo…
Read More » -
Afrika
Shaqsiyaadka ugu caansan Siyaasiyiinta soomaaliyeed oo ugu hambalyeeyay xulka Soomaaliya guushii ay ka gaareen Zinbabwe
(Muqdisho) 08 Sebt 2019. Kaddib guushii weyneyd uu ka garay xulkeena Qaranka Soomaaliya dhigooda Zinbabwe waxay dhiiragalin xoogan ee kala duwan…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo war xun ka heshay Isbuuca FIFA
(Manchester) 08 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa war xun ka heshay Isbuuca FIFA ee kulamada caalamiga. Laacibka…
Read More » -
Afrika
Jay-Jay Okocha sirta gambiskiisii sixirka ahaa, sidii uu wax u baray Ronaldinho, buracadda halista badnaa ee dalkiisa & Xogo kale oo qosol badan
(Yurub) 08 Sebt 2019. Dunida kubadda cagta waxaa soo maray xiddigo aad u badan kuwaas oo mid walba oo ka…
Read More » -
England
Juventus oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Manchester United
(Manchester) 08 Sebt 2019. Koooxda kubada cagta Juventus ayaa dharbaaxo wayn la damacsan Naadiga Manchester United, waxaana ay ku fikiraysaa…
Read More » -
England
Manchester City oo markale isku dayeysa soo xero-gelinta xiddig ka tirsan kooxda Inter Milan… (Imise milyan ayay ku doonaysaa bisha Janaayo?)
(Manchester) 08 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay isku dayi doonyo inay soo xero…
Read More » -
Afrika
Qaar ka mid ah xiddigaha xulka Soomaliya oo laga soo reebay qaranka dibna ugu soo laabtay Muqdisho
(Muqdisho) 08 Sebt 2019. Toddobo ciyaartoy oo qeyb ka ahaa xulka qaranka soomaaliya ayaa laga soo reebay safarka ay maanta ku…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo weli xiiso u qabta xiddig ka tirsan Ajax oo ay u aragto bedelka Paul Pogba
(Amsterdam) 08 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay weli xiiseynayso saxiixa laacibka khadka dhexe…
Read More » -
England
Saxiixii ugu horreeyey oo uu Manchester United la doonayey macallin Jose Mourinho kaddib imaatinkiisii Old Trafford oo daaha laga qaaday
(Manchester) 08 Sebt 2019. Sida wararku ay sheegayaan macallin Jose Mourinho ayaa doonayey inuu Raphael Varane ka dhigto saxiixii ugu…
Read More » -
England
Sannad kaddib bixitaankiisa, Wenger oo shaaca ka qaaday inuu xiriir la sameeyay Arsenal.. (Miyuu qorsheenayaa inuu dib ugu soo laabto?)
(London) 08 Sebt 2019. Tababaraha reer France ee Arsène Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu kala hadlay maamulka kooxda Arsenal suurtagalnimada…
Read More »