Aubameyang & Sirta ku duugan shabadda jirkiisa ka buuxda, xiddig Chelsea soo maray oo uu jeclaa, shaqadii uu qaban jiray Aabhiis iyo xogo kale oo cajiib ah

(London) 07 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang oo ka mid ah xiddigaha ugu sameynta badan kubadda cagta caalamka si gaar ah qaaradda Africa waxa uu leeyahay xaqiiiqooyin layaab leh oo laga yaabo in aadan waligaa maqlin.

Aubameyang heerkiisii kala duwanaa uu soo maray hannaankiisa ciyaareed xiddiga uu uu jeclaa yarantisii ee soo maray kooxda Chelsea, waxa ay ka dhigan tahay shabadahiisa aadka u badan ee jirkiisa ku xardhan, Aabihiis hadalkii uu ka yiri wiilkiisa iyo shaqdii uu aabihiis caanka ku ahaa ka hor inta uusan wiilkiisa xiddig caan ah noqonin.

Dhammaan arrimahaasi iyo kuwa kale oo xasaasi ah waxaad ka daawan kartaa muuqaalka hoose, marwalbana la soco warbixinadeenna.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close