Day: September 7, 2019
-
Spain
Busquets oo ka warbixiyay waxa ka dhiman Frenkie de Jong si uu ula qabsado Barcelona
(Barcelona) 07 Sebt 2019. Sergio Busquets ayaa ka hadlay loolanka uu kala kulmi doono ciyaartoyda soo koreysa ee da’ayarta ah kuwa…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo go’aamiyay magacyada AFARTA ciyaaryahan ee mustaqbalka ku tartami doonta abaal-marinta Ballon d’Or
(Yurub) 07 Sebt 2019. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay aragtidiisa ku aadan xiddigaha ku tartami…
Read More » -
England
“Waan ku faraxsanahay waxa uu sameenayo Frank Lampard” – Didier Drogba
(London) 07 Sebt 2019. Halyeeyga kooxda kubaddda cagta Chelsea ee Didier Drogba ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiis hore ee haatan leyliya Blues…
Read More » -
France
Kooxda Real Madrid oo xagaaga soo aaddan awooddeeda isugu gaynaysa soo xero-gelinta Kylian Mbappe
(Madrid) 07 Sebt 2019. Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayi doonto inay soo xero-geliso…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Aubameyang & Sirta ku duugan shabadda jirkiisa ka buuxda, xiddig Chelsea soo maray oo uu jeclaa, shaqadii uu qaban jiray Aabhiis iyo xogo kale oo cajiib ah
(London) 07 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang oo ka mid ah xiddigaha ugu sameynta badan…
Read More » -
England
Wargeyska L’Equipe oo sharraxay waxa ay kooxda Manchester United la damacsan tahay Paul Pogba
(Manchester) 07 Sebt 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ciyaaryahankeeda Paul Pogba la damacsan qorshe…
Read More » -
Ameerika
Olivier Giroud oo la filayo inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka tago Kooxdiisa Chelsea… (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)
(London) 07 Sebt 2019. Sida wararku ay sheegayaan Olivier Giroud ayaa la filayaa inuu ka dhaqaaqo dhammaadka xilli ciyaareedkan kooxda Chelsea,…
Read More » -
England
Waa kuma Weeraryahanka ka tirsan Arsenal ee ‘Like’ saaray qoraal la soo dhigay Instagram-ka oo lagu dalbanayey in kooxda Gunners laga iibiyo Granit Xhaka?
(London) 07 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa calaamada waan jeceleystay saaray ‘LIKE’ qoraal ay…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo heshiis kordhin u soo bandhigaysa mid ka mid ah xiddigaheeda daafaca
(London) 07 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa iany isku diyaarinayso inay heshiis cusub ka saxiixato…
Read More » -
Afrika
RASMI: Samuel Eto’o oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaarista kubadda cagta
(Yurub) 07 Sebt 2019. Weeraryahan Samuel Eto’o ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay gabi ahaanba ciyaarista kubadda cagta. Xiddiga afarta…
Read More »