Islam & Christianity: Xiddigaha kubadda cagta caanka ka ah ee aadka ugu adag diimaha ay haystaan

(World) 06 Sebt 2019. Dunida kubadda cagta ayaa martigalisay xiddigo aad u badan oo kala aaminsan diimo kala duwan sida diinteenna quruxda badan ee Islaamka, diinta Masiixiga iyo diimo kale oo ay xiddigaha kubadda cagta aaminsan yihiin.

Warbixintaan waxaan diiradda ku saari doonnaa dhowr xiddig oo saameyn ku leh kubadda cagta oo aad ugu adag diintooda sabab la xiriirta in ay inta badan soo bandhigaan dareenka diintooda, waxaa xiddigahasi haddii aan soo qaadanno ka mid ah Maxamed Saalax oo ah xiddig haysta diinta islaamka iyo Kaka oo isna ah xiddig ku adag diintiisa Masiixiga.

Haddaba muuqaalka hoose ayaad ka daawan kartaa xiddigaha aadka ugu adag diintooda, misane inta badan muujiya shucuurta diimahooda, sidoo kale waxaan idinla wadaagi doonnaa caddeymaha xiddigahan iyo diimahooda.

VIDEO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close