Day: September 6, 2019
-
England
Arsenal oo shaacisay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka bisha Agoosto ee kooxda… (Yaa loo caleemo saaray?)
(London) 06 Sebt 2019. Kooxda ka dhisan waqooyiga magaalada London ee Arsenal ayaa shaacisay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Bisha ee…
Read More » -
England
RASMI: Man United oo shaacisay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Bisha… (Ma James Mise Wan-Bissaka?)
(Manchester) 06 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa shaacisay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Bisha ee xili ciyaareedkan…
Read More » -
England
Dani Ceballos oo aysan u badnayn inuu sii joogo kooxda Arsenal… (Maxaa jira?)
(London) 06 Sebt 2019. Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u badan tahay inaysan helin fursad ay kula soo saxiixato…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo iska diiday dalab ku aaddan Neymar Jr oo ay ka heshay kooxda Juventus
(Paris) 06 Sebt 2019. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diiday dalab uga yimid kooxda Juventus oo ku…
Read More » -
England
Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha Agoosto ee Premier League oo la shaaciyey… (Man City oo saddex laacib ku leh)
(England) 06 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha Agoosto ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana…
Read More » -
England
Waa kuma shaqsiga Virgil van Dijk ka hor istaagay inuu ku biiro kooxda Manchester United?
(Manchester) 06 Sebt 2019. Van Dijk ayaa ku biiri lahaa kooxda Manchester United, balse waxa jiray hal shaqsi oo ka…
Read More » -
England
Tababareyaasha u shaarraxan abaal-marinta macallinka bisha Agoosto ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 06 Sebt 2019. Waxaa maanta la shaaciyey tababareyaasha afarta ah ee u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha Agoosto ee horyaalka…
Read More » -
England
Man United oo ku dhawaaqday liiskeeda rasmiga ah ee xiddigaha kaga qeyb galaya Europa League xili ciyaareedkan 2019-2020
(Manchester) 06 Sebt 2019. Kooxda Manchester United ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah liiska 24-ka xiddig ee kaga qeyb galaya tartanka…
Read More » -
Afrika
Sida uu xulkeenna Soomaaliya uga qeyb gali karo Koobka Adduunka ee sanadka 2022 lagu qabanayo dalka Qatar & Waxa looga baahan yahay?
(Muqdisho) 06 Sebt 2019. Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul weyn oo lama ilaawaan ah xalay ka gaaray dhiggooda Zimbabwe lugta…
Read More »