Day: September 5, 2019
-
Spain
Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez oo amaan kala dul dhacay Benzema
(Madrid) 05 Sebt 2019. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Perez ayaa amaan kala dul dhacay weeraryahanka reer France…
Read More » -
Wararka
RASMI: FIFA oo ku dhawaaqday 55-ka xiddig u sharaxan abaal-marinta kooxda sannadka 2019 ee FIFPro World XI
(World) 05 Sebt 2019. Xiriirka Kubadda Cagta adduunka ee (FIFA) ayaa ku dhawaaqay liiska musharixiinta 55-ta ciyaartoy ee u tartami doonta…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo saddex xiddig oo uusan ku jirin Pogba bisha Janaayo kala soo wareegeysa Manchester United
(Turin) 05 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay indhaha ku haysto inay u dhaqaaqo soo…
Read More » -
France
“Haddii aan mas’uul ahaan lahaa, lama soo saxiixan laheyn Neymar”
(Spain) 05 Sebt 2019. Neymar Jr ayaa suuqii xagaaga si weyn lala xiriirinayay inuu ka tagayo kooxda Paris Saint – Germain,…
Read More » -
England
Bayern Munich miyey diyaar u tahay inay dib ugu laabato bisha Janaayo xiddiga kooxda Man City ee Leroy Sane?
(Munich) 05 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay…
Read More » -
England
Juventus oo qorsheeneysa inay la soo saxiixato saddex ka mid ah xiddigaha kooxda Man United
(Turin) 05 Sebt 2019. Wargeyska “La Gazzetta dello Sport” ayaa shaaca ka qaaday in kooxda reer Talyaani ee Juventus ay qorsheyneyso…
Read More » -
England
Paul Scholes oo saddex ka mid ah xiddigaha Man United ku eedeeyay natiijooyinka niyadjabka leh ee kooxda
(Manchester) 05 Sebt 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa doortay seddex ciyaaryahan oo ay ku eedeeyn karaan natiijooyinka…
Read More » -
Spain
“Messi ma ahan bini’aadam caadi ah… I rumaysta!” – Xiddig hore ee kooxda Barcelona ah
(Barcelona) 05 Sebt 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa wadahadalo dheer la yeeshay xiddigga khadka dhexe ee reer France iyo…
Read More » -
England
Gary Neville oo hal arrin ka codsaday taageerayaasha kooxda Man United, isagoo xusay Jurgen Klopp
(Manchester) 05 Sebt 2019. Halyeyga Manchester United ee Gary Neville ayaa falanqeeyay xaalada macalinka kooxda Red Devils ee Ole Gunnar Solskjær.…
Read More » -
Spain
RASMI: Gareth Bale oo ganaax la dul dhigay kaddib kaarkii roosaha uu qaatay kulankii Villarreal
(Spain) 05 Sebt 2019. Xiddiga reer Weles ee Gareth Bale ayaa kaarka casaanka ah qaatay kulankii ay wada ciyaareen kooxaha Real…
Read More »